Quantcast
Channel: Khudbadii ugu dambeesay ee Jaalle Siyaad (Radio Muqdisho) - 1991
Browsing latest articles
Browse All 68 View Live

rooraaye.25@hotmail.com

Jaale siyaad barre wlh wan ka gardareen lkn manta ayaan dareemeeyna marka eey nagu soo xad gudubeen dalalka dariska inoo ah wlh mohomed siyaad barre dalalka dariska ah meel ayuu naga saaray marka xigta...

View Article



jaale siyaad

ALLAHA UNAXARIISTO SIYAAD BARE ANIGA ILAAHADA MA,ARAG NIN SIYAAD BARE LA . CAQLI AH SIYAAD BARE WUXUU AHAA ISAGA IYO BAABAH SOOMAALINA LAGA HELI MAHAYO ISAGA OO KALE HALYEEY, KU DHASHAY GOBOLKA...

View Article

...

allah u naxriisto maxamed siyaad bare alle waxaan ugu baryaa in uu janadiiska geliyo uu u dambi dhaafo waayo wuxuu ahaaa nin wadani ah isaga oo kale soomaali weli ma dhalan waayo waxaan sidaas u...

View Article

waaa halyay geeesi codkar libaax libaax dhalay

waxaan qabaaa ani inuu ahaaa nin dad waaalan hayay suu asba sheeegay ooo laga fasaxay jeeeelkiii uuu Ku hayay - abwaan zeeraar

View Article

alaha una xariisto maxamed siyaad bare

waaxa uu ka hadlay maxamed siyaad bare 30 sano kahor maanta ayay taagan tahay alow ku naxariiso inbadan - mohamed ismail

View Article


...

koleey isaga waa dhintay kuwa ka danbeeyana waanu aragnaa meesha ay marinayaan dalkii iyo dadkii waxaana ugu danbeeyay dilka galabta ka dhacay muqdisho ee lagu dilay saado cali warsame - maxamedzaki

View Article

ganacsade

waxaa qofkastoo soomaalinimo ku jirto uu qiray inuu ahaa maxamed syaad nin soomaali ah waddani ah qoraaxdu markey dhacdo ayaa la ogaadaa waxa ay haysay hadduu ninxun ahaana dabadiisaa lafiicnaan lahaa...

View Article

w

waxaa qofkastoo soomaalinimo ku jirto uu qiray inuu ahaa maxamed syaad nin soomaali ah waddani ah qoraaxdu markey dhacdo ayaa la ogaadaa waxa ay haysay hadduu ninxun ahaana dabadiisaa lafiicnaan lahaa...

View Article


Uduceeya duqa

walaahi horta waxaan aad u eegay maqaalkan xiliga lagu soo beegay markaan dib u milicsaday 2010 waa xili wadanka xaaladiisa aaad ay u liidatay gumaysi Cadaan ah isticmaalaya Gumaysi Madow wadankii...

View Article


Uduceeya duqa

walaahi horta waxaan aad u eegay maqaalkan xiliga lagu soo beegay markaan dib u milicsaday 2010 waa xili wadanka xaaladiisa aaad ay u liidatay gumaysi Cadaan ah isticmaalaya Gumaysi Madow wadankii...

View Article

Written by M.Libaax

Wuxuu ahaa Geesi Garab waayey illahay ha u naxariiste Jaalle Mohamed Siyaad Barre kuwii ku baday inaad qaxooti noqoto, Soomaali waa ka qoomameysay ,qayrkeed ayay ka reebeen gumeystihii aad la direysay...

View Article

WAA AYAAN DARO

ASC.... DHAMANTIIN WAXAN U MALAYNAYAA INAAD TIHIIN SOMALI.. QOFKA CAAQILKA AH WAA INUU AHAADA MID KA DHAWRSANADA XUMAANTA . AHAADA MID XAGA ILLAAHEY U HOGAANSAN. WAA INUU AHAADA QOF RAACAYA SHURUUCDA...

View Article

16

halyey halmar buu ku soo maraa wana ka faa ideynsan weynay alan badal kisa ka tugna - yasiin cabdulahi suber

View Article


...

Asc maxamed siyaad alaha u naxaristo soomaali wuu dhisay lkn iyagaa garanwaayay miyey idinla tahay in la heli doono nin lamid ah walahi waa maya lama heli doono baddalkisa ilaahay qabriga ha u...

View Article

MD

Allaha uu naxristo aabe Siyaad Bare - Nasir karshe

View Article


allaha u naxariis to abihii umada somaliyed

Janadii firdow ebe haka waraabiyo madax weyne maxamed siyaad bare Siyaad bare libax buu ahay - keynaan xirsi

View Article

Abdirisaq@hotmail.com

Waxan aad u codsan lahaa ninki haya hadalkii uu jeediyey jaalle siyaad maalinti uu cumar carte u magacaabay raiisulwasaaraha qofki haya inuu mediaha soo geliyo. Hadalkiisa waxaa maalintaas ku jirey...

View Article


...

RABIYOW KUU NAXARIISO GEESIGII SOMALIYEED dowladi kama danbeyn bahalo ayuu dalka ka ilaalinayay waakuwaa hada dadkii iyo dalkiiba cunaya illahow madax Cadilla nasii - Sulaiman omar

View Article

26.3.2020

Alle hawnaxariisto Jaale Siyaad. Waxgarad ayuu ahaa laakiin danayste maan gaaban ayaa dawladii burburuyey. Soomaalaay calaacalka joojiya. Qabyaalada dhaafa oo wadankiina wax utara. Haddii kale...

View Article

WAAN U XIISNAY WAALIDKEENA MAXAMED SIYAAD BARE ALLAHA U NAXARIISTO

RUNTII WAALIDKEENA MAXMED SIYAAD BARE ALLAHA U NAXARIISTO WAXUU INOOGU TAGAY DAD XOOLO AH OO AANAN KALA GARANEEYNIN WAXBA HADDEER WAXAAN OGAANAY INU WAALIDKEENA MAXAMED SIYAAD BARE LAGU XAD GUDBAY OO...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 68 View Live